shaqsi walba oo daawada filimka War waxaa ay kaliya afkiisa kaso baxaya hadalo uu ku amaanaayo aktarka Hrithik Roshan kaaso filimkaas ku muujiyay Style, xarako iyo hab jiliin aan caadi ahayn

waxaana aktarkan lagu tilnaamo raga ugu qurxoon dunida gaar ahaan waxa lagu tiriya  raga ku caan baxay magaca Most Handsome Man In World’ kuwaaso dumarka ay xiiseyaan

Hrithik ayaa filimka War waxa uu dib usoo ceshtay quruxdii lagu yaqiinay waxaana u si weyn u xaday dumar fara badan oo ay ka mid tahay atariishada Deepika Padukone taaso ka hadashay bandhiga aktarka ka dib markii ay daawatay filimka War

Deepika ayaa waxa ay si weyn u amaantay Hrithik iyadoona ku tilmaamtay inuu u macaan yahay sida Chocolate ka oo kale weliba waxa ay soo qaadatay sawirka aktarka Hrithik waana hadal aan u fiicnayn aktarka Ranveer kaaso ay u dhaxdo atariishadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here