Hrithik Roshan filimkiisa kowaad Kaho Naa Pyaar Hai iyo sida uu Blockbuster ku noqday

Maanta waa maalintii Kaho Naa Pyaar Hai uu Director Rakesh Roshan kusoo caan bixiyay wiilkiisa 14-cisho Superstar ku noqday cid kalena ma ahan waa Hrithik Roshan.

18-sano ayaa kasoo wareegatay xiligii Kaho Naa Pyaar Hai la daawaday sida uu Blockbuster weyn ku noqday fadlan hoos kaga bogo macluumaadka dhanka Boxoffice-ka filimkaan oo dhameestiran:

Director: Rakesh Roshan

Jilayaasha filmka: Hrithik Roshan iyo Ameesha Patel

Xiliga la daawaday: 14 January 2000

Tiyaatarada laga daawaday: 170

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 51 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 1.65 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 3.77 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 10 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 44.27 Crore

Lacagaha hadii sicirka maanta lagu jaan goyo: 294.88 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 74.23 CroreTirada tikit u goosatay – 30-malyan 663,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – 1 Crore

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen –  27.22 Crore

Natiijadiisa – Blockbuster

Qiimeynta IMDB Rating –6.9/10