Superstar Hrithik Roshan wuu soo laabtay waxaana u diyaarsan filimka weyn War ee berito Hindiya qabsan waxaana la jilaayo saaxiibkiis Tiger Shroff.
Hadaba waxaan idiin heynaa Hrithik Roshan iyo filimadiisa Action-ka ah nidaamka ay ku furmaan iyo maalinta kowaad lacagaha ay soo xareeyaan:
Mission kashmir (2000) – Record Opening ama bilaabasho taariikhi ah asigoo maalinta kowaad keenay 1.64 Crore weliba filimkii Mohabbatein ayay isku dhaceen.
Krrish (2006) – Record Opening ama bilaabasho taariikhi ah asigoo maalinta kowaad keenay 6 Crore.
Dhoom 2 (2006) – Bumper opening ama nidaamka waalida ah ayuu ku furmay asigoo maalinta kowaad keenay 5.85 Crore.
Agneepath (2012) – Record Opening ama bilaabasho taariikhi ah asigoo maalinta kowaad keenay 21.72 Crore
Krrish3 (2013) – Excellent opening ama bilaabasho heer sare ah asigoo maalinta kowaad keenay 18.93 Crore.
Bang Bang (2014) – Excellent opening ama bilaabasho heer sare ah asigoo maalinta kowaad keenay 24.40 Crore weliba waxay isku dhaceen filimkii Haider.
War (2019) – Bumper/Record opening bilaabasho taariikhi ah ana nidaamka waalida ah midkood ayuu ku furmi doonaa sida ay u badan tahay maalinta kowaadna wuxuu keeni doonaa 45 Crore ilaa 50 Crore inta u dhaxeyso.