Superstar Hrithik Roshan wuxuu ku raaxeesanayaa guusha filimkiia Super 30 oo HIT dhameestiran u noqday sidoo kalena wuxuu haatan soo idleen rabaa duubista filimka War oo ay isla jilayaan Tiger Shroff lana daawan doono 2 October 2019.

Haatan waxaa la ogaaday in Hrithik Roshan uu iska diiday  filim uu sirdoon ku matali lahaa  si caalami ahna loo sameyn lahaa  waxaana mashruucan lagu magacaabaa Black Tiger waana filim hadal heyntiisa wato.

Rajkumar Gupta ayaa filimka Black Tiger Director ka ah wuxuuna sheegay masuulkan marka uu Hrithik sheekada la wadaagay inuu aad kaga helo laakiin si aqlaaq ku dheehan u diiday sameynta filimkan madaama uu dhawaan sameeyay filimkii Super 30 oo isna ahaa mid looga hadlaayay nolosha xisaab yahay Anand Kumar isla sidoo kalena mashruucan cusub looga hadlaayo nolosha sirdoonkii Hindiga ahaa Ravindra Kaushik marka Hrithik ma doonayo labo filim oo Biopic ah sameyntooda inuu isku xejiyo.

Sidoo kale filimka Black Tiger wuxuu u sheeko eg yahay filimkii Romeo Akbar Walter ee John Abraham bilawgii sanadkan usoo baxay kaasi oo ganacsi ahaan guul dareestay arimahaas is biirsaday awgeed Hrithik wuu iska diiday sameynta filimka Black Tiger haatana atoore kale ayaa loo raadinayaa mashruucan.

Superstar Hrithik Roshan wuxuu ku raaxeesanayaa guusha filimkiia Super 30 oo HIT dhameestiran u noqday sidoo kalena wuxuu haatan soo idleen rabaa duubista filimka War oo ay isla jilayaan Tiger Shroff lana daawan doono 2 October 2019.

Haatan waxaa la ogaaday in Hrithik Roshan uu saxiixday filim uu sirdoon ku matalaayo si caalami ahna loo sameyn doono

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here