Super Star Hritik Roshan iyo gabadha qarnigaan cusub Bollywoodka ilaa hada ugu awooda badan ee Kareena Kapoor Khan waxay kamid ahaayen lamaanayaashi Bollywoodka loogu jeclaa bilawgii qarnigaan.

ayagoo shaashada markee horyimaadaan bandhig ahaan iyo jiliin ahaan isku soo baxaayen ama isku nuurayen.

Hadaba waxaan idiin heynaa guud ahaan xidigahan filimada ay door dhamestiran kulahaaden ee ay kasoo wada muuqdeen amaba isla hogaamiyeen.

Guud Ahaan Hritik iyo Kareena waxay wada sameyeen 4 Filim oo ay door dhamestiran ku lahaayen, fadlan hoose kaga bogo filimada iyo natiijadooda.

Kabhi Khushi Kabhie Gham-Blockbuster (2001)

Yaadein-Flop(2001)

Mujhse Dost Karoge-Flop (2002)

Main Prem Ki Diwani Hoon-Flop (2003)

inkastoo ay jiraan aflaam ay muuqaalo marti ah ku lahaayen oo ay kasoo wada muuqden hadana kaliya 4 taas filim aye wada sameyeen oo ay door dhamestiran ku lahaayen.

Hritik iyo Kareena kaliya 1 filim ayaa u guulestay misane Hit dhamestiran u noqday kaaso ah K3G inta kale ganacsi ahaan waa guul daresteen balse qaab jiliinkooda waa lagu amaaany xidigahan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here