Home » Nolosha Jilaayaasha » Hritik, SRK, Aamir, Ajay Iyo Atoorayaasha Shaqsiyaad Noloshooda Film Ka Sameen Doonan!!

Hritik, SRK, Aamir, Ajay Iyo Atoorayaasha Shaqsiyaad Noloshooda Film Ka Sameen Doonan!!

Nolosha Shaqsi film looga hadlaayo Bollywoodka hader caado aye ka dhigteen ayagoo u arkaan in aflaamta noocaas oo kale ah gadmayaan guulo waa weyna gaarayaan.

Hadaba waxaan idiin heynaa qaar kamid ah xidigaha Bollywoodka oo sanadaha nagu soo aadan la imaan doonan aflaam ay oga hadlaayan shaqsiyaad caan ah noloshooda kumana jiro sanadkaan ee waa laga bilaawo 2019…

Hritik Roshan Super 30:

Super Star Hritik Roshan waxuu sanadkana dambe la imaan doona mashruucisa weyn ee Super 30 kaaso uu oga hadlaayo nolosha xisaabyahan caanka ah Anand Kumar waxaana filmkaan la daawan doona 25 Jan 2019..

SRK Salute:

Shah Rukh Khan waxuu saxiixda filmka weyn ee Salute kaaso uu oga hadlaayo nolosha cirbixiyeenka dalka hindiay midkiisi ugu horeyay Rakesh Sharma waxaana filmkaan la daawan doona dhamaadka sanadka dambe 2019..

Aamir Khan Osho:

Aamir Khan ayaa la sheegay inuu sameen doono film looga hadlaayo nolosha wadaad diimeen oo dinta hinduuga ku xeel dheer caana ah laguna magacaabo Guru Osho Rajneesh waxaana filmkaan qarash gareenayo Karan Johar ayadoo la daawan doono sida la qorsheeyay 2020…

Ajay Devgan Biopic of Sayed Abdul Rahim:

Devgan waxuu saxiixday filmka looga hadlaayo nolosha macalinka kubada cagta dalka India Sayed Abdul Rahim kaaso hindiya caan ka ah kubada cagtana heer weyn ka gaarsiyay dalka India waxaana mashruucan la daawan doona sida loo badinayo sanadka 2020 inkastoo wali lagu dhaawaqin taariikhda la daawan lahaa….