wacdaraha iyo awoodda filimka War waxaa la cajabay oo amaan kala dul dhacay shaqsi walba oo fanka India ku aftirsada sidoo kalena waxaa filimkan uu qaaday hadal-haynta tiyaatarada iyo saxaafada dalka india

Hrithik iyo Tiger filimkooda ka dib markii uu la yimid bilaabasho taariikhi ah waxaa durba shirkada filimkan iska leh Yash Raj films ay go’aansatay inay qayb labaad laga sameeyo mashruucan dadka dhan wada waalay

waxaana Yash Raj films ku fakirayn xifaaltanka filimkan inuu sii jiri doona sidoo kale laga dhigo taxane caan ah sida taxanahooda Dhoom kaaso ka mid ah taxanaha ugu caansan shirkada Bollywood waxaana fikiran keenay madaxa shirkadan ninka lagu magacaabo Aditya Chopra

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here