Iiliif oo ugu dambeyn afka furatay Reyyan oo xaqiiqo horleh ogaatay iyo dhacdooyinka Goosgooska 1aad ee xalqada 24aad taxanaha Hercai.

0
8548

-Goos gooska ayaa ka bilaabanyo Azaad oo weydiinaayo iiliif iima sheegeysid miyaa waxa sidaan dhan kuu rafaadiyay? Balse iiliif ayaa ku jawaabeyso hadaan kuu sheego adiga waad inaceysaa.

-Azaad ayaa markaas dhahaayo adiga maxaad sameysay markaan ku nacaayo adiga waxaad tahay insaan wanaagsan… asigoon hadalka dhameystirin ayay iiliif dhahee anigaa sameeyay (yacni Hazar dhaawaca u geystay).

-Kadib waxaa lagu tusaa Miran oo arkaayo Azad iyo Iiliif oo isla taagan dhinacooda ayuuna usoo ordaa balse iiliif ayaa orod ku galeyso qasriga reer Sadogulu waxayna cod dheer ku dhahee Hazar Sadoglu.. (si ay u cadeyso in iyada dhaawaca u geysatay Hazar).

-kadib waxaa ku xigi doono Reyyan oo jiifto xili habeen ah ayadoo loo imaanayo waxaadna maqlee cod leh; Waxaad ogaan doontid wuxuu badali doonaa waxkasta oo horay u jiray.

-Reyyan waxaa soo gaaray dhambaal quseeyo Dilshaah Miran hooyadiisa waxayna aadee tuuladii ay Dilshaah daganeyd waxaana ku xigo oo lagu tusaa Maliika oo Miran ku dhaheyso Reyyan ma joogto balse Miran oo xanaaqsan ayaa Reyyan ka daba tagaayo.

-Jibriil waa loo hanjabay lamina yaqaano cida u hanjabtay Caziiza ama Nasuh waayo labadaba xaqiiqooyinka in la ogaado ma rabaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here