Waxaa lasoo bandhigay todobaadka iyo sawirada ugu wanaagsan jilayaasha Bollywoodka laga qabtay xiliyo kala duwan iyagoo kusugan goobo kala duwan sida xaflado, Fashion sameyntiisa iyo meelo kale waxayna noqdeen kuwii ugu labiska qurxana todobaadkii tagay.

Ileana D’Cruz iyo Deepika Padukone ayaa todobaadkan hogaanka u qabteen xidigahan oo atiriishooyin u badan yihiin maadama labis soo jiidasho leh oo qurxan ay fagaaraha la imaadeen labadan atiriisho waliba Ileana D’Cruz aad ayaa loo ammaanay.

Best Dressed: Deepika Padukone, Ileana D'Cruz, Ayushmann Khurrana make us go, 'wow' with their stylish looks

Inta badan sawir qaadayaasha waxay baadi goobaan maalin walba atiriishooyinka goobaha ay kusugan yihiin atoorayaasha inta raadisa ayaaba yar waxay kasoo qaataan sawiro xitaa shaqo Fashion hadee gabadha ku gudo jirto.

Sawiradaas ayee aruuriyaan todobaadka maalinta u dambeysa ayee taxliiliyaan sawiradaas oo la isku shaandheena waxayna soo saaraan sida ukala sareyaan atiriishooyinka oo ugu kala qurux badan yihiin labiska bal hoos ka daawo…

https://www.instagram.com/p/B44ksBkHJ8D/
https://www.instagram.com/p/B4fGLn4JUq8/
https://www.instagram.com/p/B4xjh0SH72F/
https://www.instagram.com/p/B4y3o0spWc-/

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here