Ileen Kivanc Tatlitug iyo Baris Arduc waxaaba ka weyn xaasaskooda iyo farqiga da’da u dhaxeyso.

0
1606

Kivanc Tatlitu iyo Baris Arduc maanta waxay kamid yihiin jilayaasha loogu jecelyahay turkida waxaana lagu xusuusan doonaa taxanayaal badan sida Ask Mamnu’ oo uu jilay Kivanc Tatlitug iyo Kiralik Ask oo uu jilay Baris Arduc.

Hadaba labadaan jilaa waxay ka simanyihiin iney xaasaskooda ka yaryihiin bal aan isla fiirino.

Kivanc Tatlitug wuxuu dhashay 1983dii halka xaaskiisa Basak Dizer dhalatay 1977dii waxaana labadooda u dhaxeyso farqi 6 sanadood ah.

Kivanc Tatlitug wuxuu jiraa 36 sano halka Basak Dizer jirto 42 sano.

Dhanka kale Baris Arduc wuxuu dhashay sanadkii 1987dii iyadoona xaaskiisa Gupse Ozay ay dhalatay 1984tii waxayna ka weyntahay oo u dhaxeeyo farqi 3 sanadood.

Baris waa 32jir halka Gubse Ozay ay tahay 35 jir.

Hadaba akhristow adiga ma guursan laheyd naag kaa weyn?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here