Ileen Neha Dhupia Taageero Weyn Ayee U Ahed Nick Jonas Priyanka Sheekadan Wey Ka Dhacsantahay!!

Lamaanaha caanka ah Neha Dhupia Iyo Nick Jonas xiriirkoda daafaha caalamka ayuu kufaafay ayadoo saxaafada caalamka hadal hayaan iskabadaa kuwa India.

Neha Dhupia ayaa shaaca ka qaaday inee taageero weyn u tahay fanaankan caanka ah Nick Jonas iyo walaalkisa Joe Jonas oo asna fanaankale ah ayadoo Instagram-ka arinkaan ku shaacisay.

Neha ayaa soo dhigtay barteeda heeso Nick horey uqaaday waxayna muujisay inee dhageeysanesyo ayadoo halkaas ugu wacday ama Tagg ku dhahday Priyanka Chopra si ay u aragto inee heesaha Nick dhageeysaneyso waxayna shaaciysay inee taageero u tahay.

Priyanka arinkaan waxba kama oga oo waxay ku mashquulsantahay isku diyaarinta filmadeeda xigaan sidaa aawged marka ay baraha bulshada soo gasho qaasatan Instagramka waxay arki doonta Neha waxaana la sugaa jawaabta PeeCee..