Home » Nolosha Jilaayaasha » Illean D’Cruz Oo Lagu Xamanaayo Inee Uur Leedahay Kadib Guurki Xanta Ahaa Ee Saaxibked Andrew Kneebone!!

Illean D’Cruz Oo Lagu Xamanaayo Inee Uur Leedahay Kadib Guurki Xanta Ahaa Ee Saaxibked Andrew Kneebone!!

Atirishada Illeana D’Cruz ayaa ilaa iyo hada shaaca ka qaadin in ay guursatay saaxiibkeda mudada dheer xiriirka lasoo waday balse lagu xantay inee si hoose u guursatay.

Illeana waa mid kamid ah atirishooyinka aanan jeclen inee ka hadlaan noloshoda gaarka ah sida aawged marwalba saaxibked Andrew waxay ugu wacda “Seygeyga/Ninkeyga”.

Hadaba xanta saxaafada iyo barahaa bulshada ayaa hader waxay mareysaa in Illeana iyo seygeeda Andrew filayaan in uu udhashto cunugooda kowaad maadama la sheegay in ay uur leedadahay.

Tolow Illeana xantaan cusub maxay ka dhihi doonta ee ah heer in lagu xanto inee uur leedahay maadama aysan shaaca ka qaaadin xiriirka ay la leedahay Andrew sido kalena mana inkirin xiriirkaan xidigtaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *