Jilaaga Ayushmann Khurrana ma ahan mid hakanaayo asigoo sanadkii hore sadax filim guuleystay la yimid haatana waxaa dhawaan usoo bixi doono filimka Shubh Mangal Zyada Saavdhan kaasoo goos gooskiisa maanta lasoo bandhigay.

Filimkaan ayaa waxaa sheekadiisa qoray misna Directed ka ah Hitesh Kewalya asigoo Ayushmann ku wehliyaan jilayaal badan asigoona la daawan doono 21da bisha Febraayo 2020ka.

Hadaba halkaan hoose ka daawo good gooskiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here