Home » Nolosha Jilaayaasha » Imisa Film Ayaa Dhiman Oo Sanadkaan La Daawan Doona Maadama Sanadkii Dhamaad Yahay (+Sawiro)

Imisa Film Ayaa Dhiman Oo Sanadkaan La Daawan Doona Maadama Sanadkii Dhamaad Yahay (+Sawiro)

Sanadka waa sii dhamaanaya waxaana jiraan aflaam badan oo ay Bollywoodka sameyeen kuwaaso loogu talo galay in la daawado sanadkaan balse dib udhac kuyimaaden.

Hadaba waxaan idin heynaa aflaam dhowr ah kuwaaso la daawan doono bishaan Dec sido kalena soo qati doonan aflaamta Bollywoodka ah ee sanadkaan la daawaday.

Tiger Zinda Hai ayaa ah filmka ugu weyn ee bishaan Dec la daawado sanadkaan waana filmka sida waalida ah loo sugaayo fadlan halkaan hoose kaga bogo filmada sanadkaan inta dhiman la daawan doono.

Fukrey Returns: 8 Dec 2017:

Waxaa wada jilayaan xidigaha kala ah Pulkit Samrat, Varun Sharma, Manjot Singh, Ali Fazal, Priya Anand, Richa Chadha, Vishakha Singh, Sayani Gupta, Pankaj Tripathi, Rajpal Yadav.

Director: Mrighdeep Singh Lamba

Monsoon Shootout: 15 Dec 2017:

Waxaa wada jilayaan xidigaha kala ah Nawazuddin Siddiqui, Vijay Verma, Geetanjali Thapa, Neeraj Kabi, Tannishtha Chatterjee.

Director: Amit Kumar

Kuldip Padwali: (Lama yaqaano xiliga la daawanayo qorshaha waa sanadkaan)

Waxaa wada jilayaan xidigaha kala ah Gulshan Devaiah, Raima Sen, Deepak Dobriyal, Parvin Dabas, Anurag Arora.

Director: Remy Kohli

Tiger Zinda Hai: 22 Dec 2017

Waxaa wada hogaaminayaan Salman Khan, Katrina Kaif.

Director: Ali Abbas Zafar

Waa filmkee filmka aad bishaan Dec sida waalida ah aad u sugeyso misane xiisaha weyn u qabti?

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *