Labada Superstar ee awooda badan Shah Rukh Khan iyo Akshay Kumar waxaa u suura gashay fanka Hindiya awood inay ku lahaadaan ku dhawaad 30-sano oo xariir ah waxayna ka mid yihiin taariikh ahaan atoorayaasha naadirka ah ee u suura gashay 25-filim HIT dhameestiran noqdaan ka badan inay sameeyaan.

Haddaba waxaan idiin heynaa inta jeer oo ay dhacday Kumar iyo SRK inay Boxoffice-ka ku hardamaan ama tiyaatarada ay isku qabsadaan iyo sida loo kala guulo badan yahay ama isku dhaca midka labadooda ku gacan sareeyo:

1. Waqt Hamara Hai (Average) vs Maya Memsaab (Flop) (2 July 1993) – guuleeste Akshay

2. Daava (Flop) vs Yes Boss (Hit) (18 July 1997) – guuleeste SRK

3. Aitraaz (Average) vs Veer Zaara (Super Hit) (12 Nov 2004) – guuleeste SRK

4. Jaan-E-Mann (Flop) Vs Don (Hit) (20 Oct 2006) – guuleeste SRK

Sida xogta sare ka muuqato taariikh ahaan Akshay Kumar iyo SRK 4-jeer ayay isku dhaceen ama Boxoffice-ka ku hardameen waxaana 3-ka mid ah guuleestay SRK halka Akshay halmar guuleestay. Sidaa darteed SRK ayaa kaga awood badan Akshay marka ay noqoto taariikh ahaan labadan Super Star dagaalka tiyaatarada ku dhex maray.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here