Home » Nolosha Jilaayaasha » Imisa Lacag Ah Ayuu Joogaa Ama Lagadaa Labiska Kangana Ranaut Xirantahay? Halkaan Ka Ogow (Ma Ahan Lacag Yar)

Imisa Lacag Ah Ayuu Joogaa Ama Lagadaa Labiska Kangana Ranaut Xirantahay? Halkaan Ka Ogow (Ma Ahan Lacag Yar)

Atirishada Kangna Ranaut waa mid kamid ah atirishooyinka loogu jecelyahay Bollywoodka inkastoo xidigtaan dhanka muranka looga haray.

Kangana had iyo jeer waxay soogasha atirishooyinka ugu labiska qurxoon marka Fashionka la qiimeyo ayadoo dhar dadka soojiito fagaaraha la timaado.

Hadaba shabakadaha labiska jilayaasha ka faaloodaan ayaa soobandhigeen labiski udambeyay ee Kangana lagu arkay iyo qiimo lacaged inta la gado.

kangana-ranaut-teaser-new-

Labiska Kangana Ranaut waxaa lagadaa ama la iibiyaa lacag dhan 2.36 Lakh ( $ 5,130 dollar) mana ahan lacag yar balse xidigtaan ayaa ah gabar muujisa wax qabadkeeda iyo qarashka shoppinkeda ku baxa.