In la burinayo? maya Ole maba ka qasna xili uu Troll madfac ah ku riday kooxda Liverpool.

0
412
<> at Aon Training Complex on December 21, 2018 in Manchester, England.

Macalinka kooxda Manchester United Ole Gunnar Solskjear ayaa Troll culus ku riday kooxda Liverpool xili labada koox maalinimada axada 20ka Oktobar ku balansanyihiin Old Trafford.

Ole Gunnar Solskjear ayay kooxdiisa xaaladii ugu xumeyd ku jirtaa tan iyo markii EPL magacaas loo bixiyay waxaana sidoo kale wargeysyada qorayaan in Ole la ceyrin doono hadii kulanka bari natiijo wax ku ool ah ka keeni waayo balse Ole maba ka qasna.

Ole ayaa sheegay in kooxdiisa aysan sugi dooni 30 sano ku guuleysiga Horyaalka EPL wuxuuna hadalkaan ugu dan leeyahay kooxda Liverpool oo ku guuleysiga Horyaalka ugu dambeysay 1990kii.

Hadalka Ole ayaa kusoo aadayo xili United xaalad xun ku jirto isla markaasna ku guuleysiga Horyaalka ugu dambeysay 2013dii waxayna u muuqataa in Sanadkii 7aad oo xiriir ah Horyaal la’aan bixi doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here