Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay heeska kowaad ee Filimka Street Dancer 3D kujirta waana hees aan inaba caadi aheyn sida ay usoo agaasimeen kooxda mashruucan.

Maalmo kahor ayee ahed markiu goos gooska Filimka lasoo bandhigay balse howsha hada ayee bilaawatay oo dib u sameeynta heeska caanka ah ee Muqabala ayaa lasoo bandhigay, heeskan asalkeeda waxaa jilaya Prabhudheva hadana ayadoo dib loo casriyeeyay waxaa la isugu keenay Prabhudheva, Varun Dhawan, Shraddha, Nora Fatehi iyo kooxda oodhan.

Inaba caadi ma ahan Dance-ga Prabhudheva heeska kusoo bandhigay waxaa sido kale kusoo jiidan doono Varun Dhawan sida uu ukeenay Xarakaadka Prabhudheva iyo quruxda gabdhaha Shraddha iyo Nora.

Hubaal ahaan heeska guul weyn ayee gaari doontaa dadka badankooda inta daawatay mar labaaf ama mar seddexasd xitaa wey ku ceshteen daawashadeeda bal hoos ka daawo mashruucan guud ahaana 24 Janaayo 2020 ayaa la daawan doonaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here