Home » Nolosha Jilaayaasha » Inaba Caadi Ma Aha Salman Khan, Katrina Kaif Iyo Mithun Chakraborty Oo Wacdaro Ka Dhigeen Showga Dance India Dance (+Sawiro)

Inaba Caadi Ma Aha Salman Khan, Katrina Kaif Iyo Mithun Chakraborty Oo Wacdaro Ka Dhigeen Showga Dance India Dance (+Sawiro)

Mega Star Salman Khan ayaa filmkiisa Tiger Zinda Hai xayeysiin balaaran usameynaayey xili uu kusugnaa showga TV yada kabaxo ee Dance India Dance.

Wacdarolama ilaawan ah ayuu Sallu halkaas kadhigay kadib markii uu qoob ka cayaar kumuujiyay Katrina heeskeedi caanka ahaa e Chikni Chameli.

Waxaa kaloo xusid mudan in heeskan ay kula cayaareen Sallu Katrina iyo Halyeey Bollywood Mithun Chakraborty oo ka qeyb qaadanaayey showgaan.

Waxaa kaloo jirta in xitaa Sallu uu faras gacmeed lagu sameyay ay fuulayaan isaga iyo Mithun dadkiisan qosolka ka dhameyeen sidee mesha oga shactirenayen aawged sido kale Sallu ficiladii Jackie Chan ayuu halkaas kusoo bandhigay qaar kamid ah marna sawiro Selife badan ayuu lagaya xidigaha kala ah Mithun iyo Katrina.

Filmka Tiger Zinda Hai bishaan 22 ayaa la daawan doona waana film dagaal, jaceyl iyo madadaalaba leh, fadlana nala daawo Sallu sawirada shactirada leh ee laga soo qabtay xili uu kusugnaa showga  Dance India Dance si uu halkaas ugu xayeysiiyo filmkiisa TZH.

Salman-Khan-Katrina-Kaif-Mithun-Chakraborty-(8)

Salman-Khan-Katrina-Kaif-Mithun-Chakraborty-(10)

Salman-Khan-Katrina-Kaif-Mithun-Chakraborty-(5)

Salman-Khan-Katrina-Kaif-Mithun-Chakraborty-(11)

Salman-Khan-Katrina-Kaif-Mithun-Chakraborty-(17)

Salman-Khan-Katrina-Kaif-Mithun-Chakraborty-(6)

Salman-Khan-Katrina-Kaif-Mithun-Chakraborty-(20)

Salman-Khan-Katrina-Kaif-Mithun-Chakraborty-(25)

Salman-Khan-Katrina-Kaif-Mithun-Chakraborty-(1)

Salman-Khan-Katrina-Kaif-Mithun-Chakraborty-(27)

One Response to Inaba Caadi Ma Aha Salman Khan, Katrina Kaif Iyo Mithun Chakraborty Oo Wacdaro Ka Dhigeen Showga Dance India Dance (+Sawiro)

  1. Mohamed ali bin ali

    December 14, 2017 at 10:59 pm

    Filimkaan TIGER goormuu xamar soo gaaraa manoo sheegi kartaa adinkoo raaali ah
    Mahadsanidiin