Filimka Bala ayaa isbuuciisa sadaxaad gudo galay asigoo la saaray 650-700 oo tiyaatar hadana sidaas oo ay tahay wali ganacsi wanaagsan ayuu tiyaatarka ka sameynayaa asigoona ka ta;aabay darajada 100 crore.

Filimkaan ayaa sadaxdii maalmood ugu horeysay isbuucisa sadaxaad keenay 7 crore nadiif ah asigoona ka lacag badiyay wax badan filimka Marjaavaan oo todobaadkiisa labaad ku gudo jiro sidoo kalana tiyaataro kabadan la saaray.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo filimkaan iyo mudo 17 maalmood ganacsiga uu sameeyay;

Todobaadkiisa koowaad; 69.43 crore

Todobaadkiisa labaad; 25.90 crore.

Jimce sadaxaad; 1.25 crore

Sabtid sadaxaad; 2.50 crore

Axad sadaxaad; 3.25 crore.

Wadarta guud; 102.33 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here