Inaba caadi ma ahan Filimka Good Newwz iyo lacagaha uu todobaadkiisa labaad keenay.

0
1043

Super Star Akshey Kumar filimkiisa Good Newwz wuxuu gaaray heer aan laga fileynin kadib markii uu soo xareeyay todobaadkiisa labaad 51 crore wuxuuna noqday filimka 3aad ee sanadkaan (2019) lacagaha ugu badan soo xareeyay kadib Kabri Singh iyo Uri – The Surgical Strike.

Good Newwz ayaa dhaafay lacagihii ay soo xareeyeen filimada War, Housefull 4 iyo Mission Mangal todobaadkoodii 2aad wuxuuna filimkaan Blockbuster ka nqoday East Punjab iyo Delh/NCR.

Good Newwz ayaa haatan wadartiisa guud maraayo 176 crore waxaana uu gudo gali doonaa todobaadkiisii 3aad asigoo maanta oo jimce ah ay uga bilaabaneyso sida muuqatana filimkaan cimri ahaantiisa 200 crore ayuu ku ekaan doonaa.

Halkaan hoose kaga bogo filimka Good Newwz iyo mudo 2 todobaadk ganacsiga uu sameeyay;

Week1; 124.94 crore.

Jimce; 8 crore.

Sabti; 11.50 crore.

Axad; 14 crore.

Isniin; 5 crore.

Talaado; 4.50 crore.

Arbaco; 4.25 crore.

Khamiis; 3.50 crore.

Wadarta guud; 175.96 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here