Inaba caadi ma ahan filimka Jawaani Jaaneman oo kaartadii koowaad laga soo bandhigay.

0
745

Filimka Jawaani Jaaneman waxaa hogaamiye ka ah Saif Ali Khan waxaana ku wehliyaan Tabu iyo Aalia waxaana Directed ka ah Nitin Kakkar.

Filimkaan ayaa waxaa laga soo bandhigay kaarto cajiib ah  waxaana la daawan doonaa 31da bisha Janaayo 2020ka hadaba halkaan hoose ka arag kaartada cusub ee laga soo bandhigay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here