Filimka Pati Patni Aur Woh waxaa laga soo bandhigay goos goos heer sare ah oo shactiro badan waxaana laga helay qaabka loo agaasimay mashruucan hogaamiyaal ka yihiin artik Aaryan, Bhumi Pednekar iyo Ananya Panday waxaana Director ka ah Mudassar Aziz.

Filimka Pati Patni Aur Woh waxaa la daawan doonaa 6 Dec 2019 waxaana laga helay Kartik Aaryan sida uu Ananya Padnay u xiiso xiriirkeeda madaama ay tahay gabbar soo jiidasho xili uu isagana xaasle yahay waxaana u dhaxdo Bhumi Pednekar.

Si gaar ah sedexdaan jilaa ee dhalinyarada ah si fahan weyn ayay shaashada ka muujiyeen waxaana laga helay hadalada kaftanka ku dheehan Kartik adeegsanayo iyo qaabka uu doonayo labada gabdhood noloshiisa ku xeen daaban inuu u kala basariyo waana hubaal in daawadayaasha ka heli doonaan.

Fadlan hoos kaga bogo goos gooska filimka Pati Patni Aur Woh qaabka loo dhigay adigaaba ka heli doontid hubaal ahaan Kartik, Bhumi iyo Ananya kalama liitaan waxbaa ka dhici doono marka tiyaatarada la saaro mudo bil kadib:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here