Inaba caadi ma ahan goosgoos kooban oo laga soo bandhigay taxanaha Safirin Kizi (Gabadhii Safiirka) Neslihan v Engin.

0
527

Waxaa xalay lasoo bandhigay goos goos kooban oo ku saabsan taxanaha cusub ee Sefirin Kiz kaasoo ay hogaamiye ka yihiin jilayaasha Engin Ekyurek iyo Neslihan Atagul.

Goos gooskaan ayaa hordhac u ah bilaabashada taxanahaan oo lagu wado in dabayaaqada bishaan ama bilowga bisha cusub uu soo bixi doono anagoona dib idiin kaga soo sheegi doono markii si rasmi ah loogu dhawaaqo.

hadaba goosgooska oo kooban halkaan ka daawo waana mid carabi ku turjuman asigoo somali ku turjumana waxaad ka daawan kartaa Pagekeena Storigiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here