Home » Nolosha Jilaayaasha » Inaba Caadi Ma Ahan Muuqaalka Dagaalka Ah Ee Race 3 Laga Soo Bandhigay Caawa (+Video)

Inaba Caadi Ma Ahan Muuqaalka Dagaalka Ah Ee Race 3 Laga Soo Bandhigay Caawa (+Video)

Filmka Race 3 waa film dagaal ah oo maalinta barita ah tiyaatarada la saari doono waxaana wada jilayaan Salman Khan, Jacqueline Fernandez, Bobby Deol, Anil Kapoor, Daisy Shah, Saqib Saleem iyo kuwa kale.

Mashruucan waxaa wax kamaalgalinaya Salman Khan halka Remo D’souza u Director ka yahay waana film lagu kalsoonyahay bari oo ciid ah inuu si weyn u gil gili doono Box-office-ka.

Hadaba Salman ayaa caawa fiidkan soo bandhigay muuqaal cusub oo Race 3 kaaso dagaal ah una gaar ah Salman Khan iyo muuqaaladiisa dagaal ah inaba caadi ma ahan Sallu sida uu mashruucan u jilay.

Hadii aadan taagero u ahen xitaa waad daawan doontaa filmkaan sida dagaalka heerka sare leh loogu sameyay, halkaan hoose ka daawo Sallu iyo xarakaadkisa Race 3…

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *