Inaba caadi ma ahan qaabka uu ku socdo taxanaha Dhakhtarkii mucjisada asigoona markale cagta mariyay taxanayaasha isbuuca.

0
948

Taxanaha dhakhtarkii mucjisada waa taxane cajiib ah wuxuuna ka hadlayaa kana sheekeynayaa wiil qabo cudurka kaliyowga isla markaasna aanan bulshada dhex gali Karin wuxuuna bulshada ka qabaa foobiyow balse asigoo sidaas ah ayuu wuxuu doonayaa inuu  noqdo dhakhtar qaliin.

Mucize Doktor waxaa hogaamiye ka ah jilayaasha kala ah Taner Olmez, Onur Tune iyo Sinem Unsal wuxuuna toos uga baxaa kanaalka Fox habeenkasta oo Jimce ah xalay oo kale.

Taxanahaan ayaa xaya wuxuu markale Ratingiisa soo taabtay 15.10 Rtg waxaana share gareysay 37.14k asigoona sidaas markale ku noqday taxanaha loogu daawashada badanyahay waliba taxanayaasha kusoo xigo ku dhawaad laban lab ayuu ka saro maray.

Insha’allah dhawaan naga filo warbixin faahfaahsan oo ku saabsan taxanahaan xiisaha leh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here