Demet Ozdemir iyo Ibrahim Celikkol ayaa lagu mideeyay taxane cusub oo la yiraahdo Dogdugun Ev Kaderindir (Qadartaada waa guriga aad ku dhalatay) waana taxana ka hadlaayo dhaqan ah in gabdhaha loo dooqo wiilka ay guursan lahaayeen waana caado ay dadyow Turkish ah ku dhaqmaan kaasoo taxanaha nalagu tusaayo.
Gabar kasta qadarteeda waxay ku xirantahay guriga ay ka dhalatay ayadoo loosoo dooraayo wiilkii ay guursan laheyd waxaana taxanahaan hogaaminayo Ibrahim Celikkol iyo Demet Ozdemir.
Hadaba waxaa lasoo bandhigay sawiro hordhac ah oo lamaanahaan ku saabsan halkaan hoose kaga bogo;








