HomeWararka Maanta Inaba caadi ma ahan sawirada hordhaca ee laga soo bandhigay hogaamiyayaasha taxanaha Azize ee Hande Erecel iyo Bugra Gulsoy. By Cabdiraxmaan Anteeno - October 13, 2019 0 827 Share Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Taxanaha Azize oo isbuucaan la bilaabay jilistiisa waa taxane Romance jaceyl ah kaasoo lagu kulmiyay jilayaasha la jecelyahay ee Hande Ercel iyo Bugra Gulsoy. hadaba maanta waxaa lasoo bandhigay sawiro hordhac ah halkaan hoose kaga bogo;