Inaba caadi ma ahan sawirada laga soo bandhigay atariishada Ayca Turan (Caa’isha).

0
483

Ayca Turan waa mid kamid ah atariishooyinka ugu quruxda badan Turkiga waxayna horay u jishay taxanayaal badan qaarkood laga daawaday Netflix.

Caa’isha oo af Turkish ahaan loo qoro Ayce ayaa haatan atariisho koowaad ka ah taxana Ali Rada oo ay isla wadaan jilaaga Tolgan waana taxane siweyn loola socdo.

Haatan atariishadaan ayaa laga soo bandhigay sawiro soo jiidasho leh kuwaasoo astaan u ah quruxdeeda bal halkaan hoose ka daawo;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here