inaba caadi ma ahan sawirada laga soo bandhigay atariishada Mouni Roy waliba ayadoo Bikini xiran.

0
2504

Atariishada Mouni Roy waa atariisho TVyada caan ka ah waxayna Bollywoodka kusoo biirtay sanadkii hore kadib markuu usoo baxay filimka Gold oo ay la wado Super Star Akshey Kumar waxanaa atariishadaan filimkaan ugu xigay filimka Romeo Akbar Walter iyo filimka Made in China.

Hadaba atariishadaan ayaa sawiro shidan laga soo bandhigay xili ay ku sugneyd goob xeeb ah halkaan hoose kaga bogo;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here