Fanaanada caalamiga ee Tylor Swift ayaa 20ka bishaan waxaa usoo bixi doono filimkeeda Cats kaasoo ah doorkii ugu weynaa abid filim ay kaga soo muuqato inkastoo ay jiraan filimaan ay horay uga soo muuqatay hadana doorkeeda filimka Cats ma jiro filim kale oo ka weyn.

Filimka Cats ayaa maalintii shalay aheyd waxaa magaalada New York loogu sameeyay xaflad lagu soo bandhigaayay taasoona shakhsiyaad gaar ah lagu casuumay waxayna Tylor Swift goobta ku tagtay labis ilqabad leh ayadoo fanaanadaan caalamiga ah ay isku badashay durba atariisho weyn sida ay jawiga ula falgashay owgeed.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo atariishadaan sawirada laga soo bandhigay kuwaasoo sawir qaadayaasha ku qabsatay;

تايلور سويفت في العرض الأول من فيلم cats
تايلور سويفت في العرض الأول من فيلم cats
تايلور سويفت في العرض الأول من فيلم cats
تايلور سويفت في العرض الأول من فيلم cats

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here