Inaba caadi ma ahan sawirada laga soo bandhigay Hande Ercel xili ay bandhig Fashion sameyneysay.

0
878

Atariishada Hande Erce oo kamid ah atariishooyinka loogu jecelyahay turkida ayaa laga soo bandhigay xili ay bandhig fashion u sameynseysay mid kamid ah shirkada dharka.

Hande ayaa xayaysiineysay dharla xiliga qaboobaha maadaama uu qaboobe nagu soo fool leeyahay hadaba halkaan kaga bogo sawirada laga soo bandhigay;

Image may contain: 1 person, closeup
Image may contain: 1 person, standing
Image may contain: 1 person, smiling, standing
Related image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here