Inaba caadi ma ahan sawirada laga soo bandhigay Priyanka Chopra xili ayay ku gudo jirtay xayaysiin u sameynta filimkeeda The Sky is Pink.

0
1529

Priyanka Chopra waxay caan ku noqotay stylkeeda casriga misna soo jiidashada leh taasoona ka dhigtay mid markasta looga daydo hormuudna u ah Modelka.

Hadaba Priyanka Chopra ayaa waxaa laga soo bandhigay sawiro soo jiidasho leh xili ay ku gudo jirtay xayaysiin u sameynta filimkeeda cusub ee The Sky is Pink waana filimka ay dib ugu soo laabatay kadib mudo 3 sano oo ay Hollywoodka ku maqneyd.

Filimka The Sky is Pink waxaa soo saare ka ah Shonali Bose iyadoona Priyanka ku wehliyaan Zaira Wasim iyo Siddharth Roy Kapoor.

Hadaba halkaan hoose ka daawo sawirada Priyanka laga soo bandhigay;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here