Waxaan idiin heynaa sawiro laga soo bandhigay xalqada 18aad ee taxanaha Herrcai kaasoo meel xiiso leh maraayo.
Taxanaha ilaa iyo haatan goosgooskii labaad ee aan ka sugeynay lama soo bandhigin balse maanta ayaa sawiradaan lasoo bandhigay hadaba ka bogasho wacan;









