Inaba caadi ma ahan sawirada laga soo bandhigay xalqada 44aad ee taxana Kurulus Osman iyo sadax qof muhiim ah oo dib ugu soo laabtay taxanaha

0
601

Taxanaha Kurulus Osman ayaa si habsami leh ku socdobasigoon haatab maraayo xalqadii 43aad halka xalqada 44aadna lagu madlanyahay khamiista nagu soo foosha leh.

Hadaba sawiro laga soo bandhigay xalqada 44aad ayaa muujinayo soo laabashada sadax qof oo muhiim u ahaa taxanaha balse xalqooyinkii ugu dambeeyay ka maqnaa meeshaa.

Qofka koowaad waa Göktug oo kamid ahaa ciidankii Osman Bey balse sida xalqooyinkii hore nalagu tusay laga eryay howshii uu hayay ee aheyd abaanduulaha ciidanka.

Qofka labaad waa Selcan Hatun oo ah Osman eedadiis adeerkiis qabi jiray, waana xubin muhiim u ah taxanaha sidoo kalana Osman soo korisay doorka hooyadiisna u taagan.

Qofka sadaxaadna waa Dargun oo ah gabadhii Osman Bey guursan rabay balse Bala Hatun sumeysay.

Halkaan hoose ka daawo sawirada taxanaha;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here