Inaba caadi ma ahan sawirada laga soo bandhigay xidigaha filimka Star Wars; The Rise of Skywalke kaasoo maanta tiyaatarada la saaray.

0
545

Filimka Star Wars; The Rise of Skywalker waa taxane caan ah asigoo taxanahaan qeybihiisa hore ee star Wars; The Force Awakens iyo Star Wars The Last Jedi lakala daawaday sanadihii 2015tii iyo 2017dii qeybtaana oo lagu magacaabo Star Wars; The Rise of Skywalker tiyaatarada la saaray maanta oo jimce aheyd.

hadaba filimkaan xidigihiisa ayaa sawiro laga soo bandhigay xili ay ka qeyb galayeen bandhiga filimkaan lagu soo bandhigayay maalintii shalay aheyd oo ka dhacay magaalada London halkaan hoose kaga bogo.

sidoo kale dhawaan naga filo lacagaha filimkaan lagu qarash gareeyay lacagaha uu maalintiisa koowaad keenay iyo macluumaad kaloo u gaar ah ogowna in taxanahaan sameyntiisa bartamihii qarnigii hore lasoo bilaabay balse haatan dib loo sameynaayo.

العرض الأول من فيلم Star Wars: The Rise of Skywalker

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here