Inaba caadi ma ahan sawirada soo jiidashada leh ee laga soo bandhigay Ananya Pandey

0
1233

Ananya Pandey waa gabadha uu dhalay rug cadaaga weyn ee Chunkey Pandey, waana mid kamid au atariishooyinka ugu quruxda badan ee Bollywoodka heystaan.

Gabadhaan oo aad u da’yar sidoo kalana da’ ahaan jirta kaliya 22 sano ayaa la filayaa iney kamid tahay atariishooyinka mustaqbalka ku leh Bollywoodka waxayna horay uga soo muuqatay 2 filim oo kala ah Student Of The Year 2 iyo Pati Patni Aur Woh.

Ananya ayaana laga soo bandhigay sawiro cusub oo Model ah hadaba halkaan hoose ka daawo;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here