Inaba caadi ma ahan sawirada soo jiidashada leh ee Priyanka Chopra laga soo bandhigay xili ay ku sugneyd USA.

0
2087

Atariishada Bollywoodka iyo Hollywoodka ee Priyanka Chopra ayaa sawiro laga soo bandhigay xili ay ku sugneyd Million Air Burbank kadib markii ay ka tagtay magaalada Mumbai oo ay waayadaan ku sugneyd.

Kadib markuu uu ka fashilmay filimkii ay Bollywoodka ugu soo laabatay ee Sky is The Pink Pryanka ayaa go’aansatay iney Hollywoodka dib ugu laabato.

Priyanka ayaa USA tagtay iyadoo uusan la soconin ninkeeda Nick Jonas waxayna aheyd kaligeed waxaana laga soo bandhigay sawiro iyadoo wadato labis aad u shidan.

hadaba halkaan hoose ka daawo sawirada;

بريانكا تشوبرا بإطلالة زهرية أنيقة في أحدث ظهور لها في لوس أنجلوس
بريانكا ظهرت وقتها في إطلالة سفر أنيقة حيث كانت ترتدي قميص أحمر أنيق
بريانكا تشوبرا بإطلالة زهرية أنيقة في أحدث ظهور لها في لوس أنجلوس

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here