Inaba caadi ma ahan sawiradii ugu dambeeyay ee laga soo bandhigay atariishada Mouni Roy bal daawo.

0
939

Mouni Roy waa gabar TVyada caan ka ah sidoo kalana dhawaan Bollywoodka kusoo biirtay ayadoona kasoo muuqatay 3 filim oo kala ah Gold, RomeoAkbar Walter iyo Made in China waxaana haatan u diyaarsan filimka sida weyn loo sugaayo ee Brahamastra kaasoo uu la wado jilaaga Ranbir Kapoor waxaana ku wehliyo Alia Bhatt iyo Amitabh Bachchan.

Hadana atariishadaan ayaa waxa laga soo bandhigay sawiro il qabad leh halkaan hoose kaga bogo;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here