Filimka Tanhaji – The Unsung Warrior ayaa shalay sameeyay ganacsi cajiib ah kadib markuu axadiisii 5aad keenay 3 crore nadiif ah asigoona haatan ganacsigiisa todobaadkiisa 5aad mudo 3 maalin maraayo 6.25 cror3.

Tanhaji ayaa sidaan ku dhaafay ganacsigii ay todobaadkooda shanaad sameeyeen filimada waawey sida Tiger Zinda Hai, Bajrangi Bhaijaan, PK, waana filimo dhamaantooda 300 crore ka talaabeen wuxuuna filimkaan heystaa jaanis uu ku noqdo filimka 3aad ee lacagaha ugu badan soo xareeyay todobaadkiisa 5aad.

Tanhaji ganacsigiisa guud haatan wuxuu marayaa 256.50 crore waxaana la filayaa in uu ku ekaan dooni 265 crore cumri ahaantiisa filimkaan.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo Tanhaji iyo mudo 31 maalmood ganacsiga uu sameeyay;

Week1; 115.28 crore.

Week2; 77.87 crore.

Week3; 38.48 crore.

Week4; 18.60 crore.

Jimce; 1 crore.

Sabti; 2.25 crore.

Axad; 3 crore.

Wadarta guud; 256.48 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here