Home » Nolosha Jilaayaasha » Indhaha Kama Qaadi Doontid Goobta Quruxda Badan Ee Thugs of Hindostan Lagu Duubayo Aamir Iyo Kooxdisa Waxyar Masoo Wadaan(+Sawiro)

Indhaha Kama Qaadi Doontid Goobta Quruxda Badan Ee Thugs of Hindostan Lagu Duubayo Aamir Iyo Kooxdisa Waxyar Masoo Wadaan(+Sawiro)

Waxaan horey idiin kula wadaagnay in Aamir khan, Fatima Sana Sheikh iyo Amitabh Bachchan ba u amba baxeen Thailand si ay halkaas ugu soo duubaan muuqaalo kamid ah filmka Thugs of Hindostan.

Hadaba waxaa la isweydiyay muuqalada halkaas looga baahday waxa ay ahayen inkastoo jawab xaqiiqada kusaleesan loo waayey hadana wararka xanta ah ayaa sheegen in muuqaalo muhiim ah halkaas lagu duubayo kuwaaso ay kamid yihiin muuqaalo dagaal ah.

Sikastee ahaataba wax walba waa la ogan doona balse hader waxan idin soo helnay sawiro goobta Thailand looga duubaayo filmkaan muuqaalada muhiimka ahna halka lagu duubaayo.

Indhaha kama leexin doontid quruxda goobta filmkaan loogu talo galay in lagu duubo, halkaan hoose kaga bogo.