Inaba caadi ma ahan goos gooska Dil Bechara sida looga jeclaaday barta Youtube-ka iyo sida dadka usoo wada dhaweyeen waxuuna ka sare maray durba aflaam waaweyn oo mudo Youtube yaaleen waana iskoor weyn mudo 24-saac waxkayar.
Dil Bechara waxuu noqday goos gooska ugu Like-ta badan dhamaan filimada Youtube-ka inaba caadi ma ahan wax 24-saac ka yar waxaa Like saareen goos gooska dad sare udhaafayaan 5.9-Milyan qof waana wax aan horey loo arag mudo 24-saac kayar waliba.
Filimada goos gooskooda youtube laga daawadat ee Dil Bechara kusoo xigaan hoos kaga bogo iyo mid walba Viewska uu sameeyay ilaa hada:
Dil Bechara: 29-Milyan Views iyo 5.9-milyan Like (mudo 23-saacadood)
Bigil: 51-milyan Views iyo 2.3-milyan like (mudo 8-bilood)
Zero: 121-milyan Views iyo 2-milyan like (sanad iyo bar)
Avengers Endgame: 135-milyan Views iyo 2.9-milyan like (inka badan sanad).
Bal kawaran hal todobaad ama 24-july oo Dil Bechara la daawanaayo imisa Views ayuu sameeyn karaa imisa Like oo milyan ayuuna heli karaa ileen 23-saacadood ayuu iskoorkan kudhigay ciyaar ma ahan 29-milyan qof inee mudadan ku daawato kudhowaan 6-milyan qofna like saarto waa iskoor weyn.