Indhaha lagama qaadi karo sawirada cusub ee laga soo bandhigay quruxleyda Ebru Sahin (Reyyan).

0
1889

Atariishada Ebru Sahin waa atariisho turkisha ah sidoo kalana kamid ah hogaamiyayaasha taxanaha Hercai iyadoona atriishadaan ay taxanahaas ka tahay atariishada koowaad.

hadaba atariishadaan mar ay taxanaheeda u suuq geyneysay aduun weynaha iyadoo ku sugan magaalada Paris ee caasimada wadanka France ayaa waxaa laga soo bandhigay sawiro shidan.

Ebru Sahin oo magaalada Paris u tagtay bandhiga MipCom si ay suuq geyn ugu sameyso taxanaheeda waxaana la socday jilaaga Akin Akinozu iyagoona ku guuleystay in taxanahooda noqdo kan loogu iibsiga badanyahay daafaha caalamka sanadkaan ayagoona iibsadeen 50 dowladood.

Hadaba halkaan kaga bogo sawirada laga soo qabtay atariishadaan;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here