Home » Nolosha Jilaayaasha » INDHAHA UMA ROONA: Kareena, Aishwarya iyo atirishooyin kale oo shaashada atoorayasha ku dhuuqen (Shumis ka weyn +Video)

INDHAHA UMA ROONA: Kareena, Aishwarya iyo atirishooyin kale oo shaashada atoorayasha ku dhuuqen (Shumis ka weyn +Video)

Maal mahan waxaa socday dabaal dagyo qaar oo baraha bulshada lagu soo bandhigayey tusaale ahaan shalay oo kale waxay ugu magac dareen maalinta hab siismada (Hug Day).

sido kale daraad waxay ahed ayee leeyihiin maalinta shukulaatada (Chocolata Day) sidaas si lamid ah maantaya waxa ugu magac dareen maalinta shumiska ama baashada (Kiss Day).

Hadaba waxaa lasoo bandhigay marka ay dhacday atirishooyinka Bollywoodka ugu caansan qaar kamid ah inee shaashada ku dhuuqaan ama shumiska afka la wadaagan atoorayasha.

Liiskan waxaa kujiraan atirishooyin ay kamid yihiin Kareena Kapoor Khan iyo Aishwarya Rai Bachchan kuwaaso si geesinima leh ula wadaagen atoorayasha shumis.

Halkaan Hoose Ka Daawo Muuqalada Atirishooyinka Indhahana Uma Roona:

Nana Patekar Iyo Ramya Krishna filmkii Wajood:

Hritik Roshan Iyo Aishwarya Rai Bachchan FIlmkii Dhoom2:

SRK Iyo KatiranKaif Filmkii Jab Tak Hai Jaan:

Shahid Kapoor Iyo Kareena Kapoor Khan filmkii Jab We Met

Aamir Khan iyo Kareena Kapoor Khan filmkii 3 Idiots

Aamir Khan Iyo Karisma Kapoor Filmkii Raja Hindustani:

4 Responses to INDHAHA UMA ROONA: Kareena, Aishwarya iyo atirishooyin kale oo shaashada atoorayasha ku dhuuqen (Shumis ka weyn +Video)

  1. injiner haadi

    February 13, 2018 at 10:13 am

    sxb kareena kuna jirin dhoom 3 ee iska sax
    amir khan iyo krishma kapoor raajahindustani dheh

    • Ali Aadan

      February 13, 2018 at 10:27 am

      waa runtaa sxb 3 Idiots ayaan ula jeeda waan saxay mahadsanid

  2. cabdinasir

    February 13, 2018 at 12:27 pm

    sxp xgee laga dawadaa wan wayey ee iisheeg

  3. Aisha

    February 15, 2018 at 1:37 pm

    Waxaa kaluu kujira liiskaan kana maqan:
    Kareena and Arjun Kapoor ki&Ka.
    Ranbir and Deepika-tamasha
    Ranveer and Deepika- ram Leela
    Madhuri and aamir khan- qamse qayam tak
    Seif ali khan and purity zinta- salaam namaste
    Juhi chawla and aamir khan- ishq
    Nargiz and ranbir_ rock star
    Alia bhat and sidhar malhotra- student of the year
    Katrina Kaif and hrithik- bang ban
    Hrithik and kangana- Krish 3
    …….