Deepika Padukone waa mid kamid ah atiriishooyinka ugu shidan uguna soo jiidasho badan Bollywoodka waana mid kamid ah kuwa loogu doon doonis badan yahay Google-ka iyo Youtube-ka.

Atiriishooyin badan oo Bollywoodka katirsan ayaa Deepika ku ammaanen jir quruxnaan sida Sonam Kapoor, Anushka Sharma, Katrina Kaif iyo kuwa kale waliba Sonam waxay si cad u tiri inee jeclaan laheed lugaha Deepika oo kale inee lahaato.

Sanadihii 2016, 2017, 2018 iyo 2019 Deepika waxay kamid noqotay haweenka koonfur Asia ugu soo jiidashada badan waliba 3 kaalin ugu horeyso ayee kujirtay sanadahaas hadaba waxaan idiin heyna sawiro Deepika u gaar ah.

Waa sawiro laga qabtay xidigtaan xiliyo kala duwan iyo sanado kala duwan waana sawiradeeda ugu shidan qaar kamid ah xitaa kuwa 2019 ayaa kujiraan bal hoos ka daawo akhriste.

Deepika
Bayan khan : Fotoğraf
Hot or Not? Deepika Padukone in Isabel Marant
Bollywood Actress Deepika Padukone Antic Pictures and Photos
Which is not to say that Deepika wasn't looking stylish, as she does.The actress was on trend in white hot pants and jacket by T by Alexander Wang, teamed with a T-shirt emblazoned with the event's theme - ‘Empower.' We like the hot pink lips.
Deepika.
Deepika Padukone
Wow! These Ranveer-Deepika pictures are HOT and how! | PINKVILLA
Deepika Padukone in green shorts | #Fashion #Apparels #GreenPants

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here