sida aan aragnay bilooyin ka hor aktarka Akshay Kumar ayaa ku dhawaaqay in filimkiisa Laxmmi Bomb la daawan doono Eid 2020 waxaana filimka laga soo min guuriyay filimka Koonfurta ee lagu magacaabo Kanchana

Akshay Kumar ayaa filimkan waxaa ku jili doona doorka labeebka ama transgender kaaso la shaqeeya ama aaminsan ruuxaanta waxaa doorkaaso ruuxaan labeeb filimka jili doona aktarka Amithba Bachchan

sida sawirka ka muuqda Akshay Kumar waxa uu xiran yahay saari gaduudan iyado gadaashiisa uu ka muuqdo salamka loo yaqaan Durga

waxaana Akshay lagu amaani kara sida uu u keenay muuqaalka aktarka sameeyay filimkan asalkiisa Sarath Kumar kaaso weligiisa lagu xasuusan doono

sidoo kale waxaa filimka wax ka jilaya atariishada Kiara Advani, filimka Laxmmi Bomb waxaa la daawan doona Eid 2020 on June 5, 2020 halka ay soo saare ka yihiin Tusshar Kapoor iyo Shabina Khan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here