Home » Nolosha Jilaayaasha » Inuu Salman Iyadoo Yar Film Usoo Bandhigay, Tiger Shroff Oo Ay Isku Fasal Ahaayen Qamriga Inee Cabto Iyo Macluumad Kale Kusaabsan Shraddha Kapoor!!

Inuu Salman Iyadoo Yar Film Usoo Bandhigay, Tiger Shroff Oo Ay Isku Fasal Ahaayen Qamriga Inee Cabto Iyo Macluumad Kale Kusaabsan Shraddha Kapoor!!

Atiriishada Shraddha Kapoor waxaa aabo u ah halyeey Bollywood Shakti Kapoor waa gabar xirfad qaab jiliin heer sare ah leh.

xidigtaan fanka heerka ugu sareya inee ka gaarto dooneysay waxaan idiin kaga heynaa macluumaad ku saabsan.

Shraddha xiligii ay yared inee Bollywoodka soo gasho xiiso uma aysan heynin waligedna ma aysan dooneynin inee atiriisho noqoto balse nasiibka dhan unbuu kuuleexiya.

Waxaa hada kahor dhacday Shraddha oo yar waxayna qayaas ahaan xiligaas jirtay 16 sano waxayna kusugneed j=goobtii ay waxkubaraneysay, waxaa goobta yimid Mega Star Salman Khan.

Sallu wuxuu arkay qibrada gabadhaan maadama xaflad laga qabtay iskuulka sidaa awged Shraddha waxay kamid ahed dadkii xafladaas iskuulkeda ka dhaceysay wacdraha ka dhigeen.

Salman ayaa aad oga helay qaab jiliinka gabadhaan si qaas ah ayuuna ola sheekeystay wuxuuna ushegay inee ku ficantahay qaab jiliinka sidaa dartedna ay atiriisho noqoto waliba door weyn ayuu usoo bandhigay iyo inee film sameyso balse Shraddha xiligaas diyaar uma aheyn Bollywood inee soo gasho weyna iska diiday arinkii Sallu usoo bandhigay.

Shraddha Kapoor waa shaqsi qamriga cabto balse aanan badsanin xiliyada xaflada ayee marmar ku tuurataa waa marka asaxaabteda la baashaaleyso.

dhan kale Shraddha atoorayaasha ay Bollywoodka ka taagerto waxay kala yihiin Shakti Kapoor (Aabahed), Amitabh Bachchan, Aamir Khan iyo Hritik Roshan.

Sido kale atiriishoyinka ay ka jeceshahay abid na ay taageri jirtay waxay kala yihiin Waheeda Rahman, Nutan,Madhuri Dixit iyo Priyanka Chopra.

Ugu dambeyn Shraddha filmka ay Bollywoodka ugu jeceshahay waa filmka Pyaasa la dhaho kaaso 1957 la daawaday ahna film weyn.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *