Home » Nolosha Jilaayaasha » Inuu Waligiis Taagero U Ahaa Madhuri Dixit, Amitabh Bachchan Oo Uu Ku Daydo Iyo Xaqiiqo Klae Oo Kusaabsan Arjun Rampal!!

Inuu Waligiis Taagero U Ahaa Madhuri Dixit, Amitabh Bachchan Oo Uu Ku Daydo Iyo Xaqiiqo Klae Oo Kusaabsan Arjun Rampal!!

Atooraha caanka ah ee Arjun Rampal ayaa maanta u dabaal dagaayey dhalashadiisa maadama uu dhashtay maanta ookale 26 NOV 1972 waana 45 sano jir fanka sanado badan ku guda jira.

Hadaba waxaan idiiin heynaa Rampal xidigaha uu Bollywoodka ka taagero iyo aflaamta uu ka jecelyahayba oo aad uu marwalba u daawado.

Arjun Rampal wuxu waligiis ku dayan jiray oo uu taagero buuxda u ahaa Mega Star Amitabh Bachchan sido kale dhanka atiriishoyin wuxuu jeclaa Boqoradii 90kii Bollywoodka awooda ku heesataya  Madhuri Dixit taaso uu yaraantiisa daawan jiray in badan,

Dhanka kale Arjun filimkada uu Bollywoodka ugu jecelyahay daawashadoodana uusan ka dhargeenin waxaa kamid ah Sholay, Kuch Kuch Hota Hai Iyo Satya.