Atooraha caanka ah ee Arjun Rampal ayaa u dabaal dagaayey dhalashadiisa maadama uu dhashtay 26 NOV 1972 ee aan soo dhaafnay ama labo todobaad kahor waana 47 sano jir fanka sanado badan ku guda jira.

Hadaba waxaan idiiin heynaa Rampal xidigaha uu Bollywoodka ka taagero iyo aflaamta uu ka jecelyahayba oo aad uu marwalba u daawado.

Arjun Rampal wuxu waligiis ku dayan jiray oo uu taagero buuxda u ahaa Mega Star Amitabh Bachchan sido kale dhanka atiriishoyin wuxuu jeclaa Boqoradii 90kii Bollywoodka awooda ku heesataya  Madhuri Dixit taaso uu yaraantiisa daawan jiray in badan,

Dhanka kale Arjun filimkada uu Bollywoodka ugu jecelyahay daawashadoodana uusan ka dhargeenin waxaa kamid ah Sholay, Kuch Kuch Hota Hai Iyo Satya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here