
Shahid Kapoor walaalkiis ka yar Ishaan Khatter ayaa urursaday dhamaan dareenka daawadayaasha ka dib bandhigiisa filimka Dhadak kaaso la daawaday sanadkii hore
aktarkan ayaa shaashada waxa uu ku muuniyay bandhig aan caadi ahayn waana mid ka yaabisay dad badan maadaama ay ahyd markii ugu horeesay uu shaashada filimka kasoo muuqanaayo
Haddaba waxaa idin heynaa sawiro u gaar Ishaan Khatter xiligii uu caruurta ahaa sida ay ahayd iyo sawiradiisamaanta iyo isbadalka ku dhacay aktarka
Aktarkan hadda waxa ku yimid is-badal weyn oo dhanka muuqaalka ah iyo weliba dhanka quruxda taaso xitaa aad ka eegi karto sawirada kuwii hore iyo muuqaalka iminka


